Xulka Jubbaland oo ku guuleystay Koobka K/Cagta ee Ciyaaraha dowlad goboleedyada

Xulka Jubbaland ayaa galabta ku guuleystay Koobka Kubada Cagta ee ciyaaraha Maamul goboleedyada ka dib markii ay 1-0 ku ugu awood sheegatay xulka Puntland oo final ay isugu soo hareen. Ciyaartan oo ahayd mid xiiso badan ayaa ka dhacday garoonka Konis Stadium ee magaalada Muqdisho waxaana soo buuxiyey taageerayaal badan oo kala ruxayey calanka labada … Continue reading Xulka Jubbaland oo ku guuleystay Koobka K/Cagta ee Ciyaaraha dowlad goboleedyada